Ilayn Beeni Raad Malle W/Q:g/kuxigeenka m/jeex Xisbiga Waddani:Mawliid Muuse Cismaan (Dacar)

0
August 02, 2015 in Articles by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 568
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilayn Beeni Raad Malle W/Q:g/kuxigeenka m/jeex Xisbiga Waddani:Mawliid Muuse Cismaan (Dacar)

    Ilayn Beeni Raad Malle W/Q:g/kuxigeenka m/jeex Xisbiga Waddani:Mawliid Muuse Cismaan (Dacar)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilayn Beeni Raad Malle W/Q:g/kuxigeenka m/jeex Xisbiga Waddani:Mawliid Muuse Cismaan (Dacar)

Waxaan marka hore salaan qiimo badan u soo gudbinayaa dhamaan shacbi-weynaha reer somaliland oo ku suntan tariikhda nabadeed iyo xasilooni waafiya iyo mid wax qabadba, aadbaanan ugu hanbalyeynayaa xasiloonida iyo dedaalka bulsho ahaaneed ee ay leeyiin.

waxaan tijaabiyay balan qaadadii iyo dhagax dhigyadii uu madax wayne siilaanyo balan qaaday guud ahaan dalka anigoo u dul istaagi doona gobol gobol magaalo magaalo iyo dagmo dagmo hadaba maanta waxaan ku bilaabidoonaa dagmada salaxlay oo ku taala koonfurta hargiesa 65km u jirta,

maxaa ka qab soomay se maxaan ka qabsoomin?madaxwaynu wuxuu dhagax dhigay dayrkii dhakhtarka ma nuu fulin wuxuuu dhagax dhigay kastamkii ina guuxaa ma nuu fulin wuxuu balan qaaday inuu shaqaalaha dhakhtarka mushahar loo qori doono ma nuu fulin dayrkii boodhinka oo aan wali la dhisin oo uu isna balan qaaday in la dhisi doono immigration oo aan wali la dhisin, dugsiga sare oo isna uu yidhi oodan ku oodan halaga baabiiyo dayr ayaynu u dhisaynaaye oo wali sidii siiya,

mar wal oo uu wadada salaxlay tago way qabyowdaa ugu yaraan mudo sadex bilooda murana wuu soo dhex galaa dadka howshaas gacanta ku haya shantii sano ee siiraanyo madaxwaynaha ahaa salaxlay sidaas ayay uga qatantahay maanta oo xilkiisii dhamaadayna daa hadalkeed beeni raad ma leh waxay dumiso mooyaane

W/Q:g/kuxigeenka m/jeex xisbiga waddani :mawliid muuse cismaan (dacar)

Email: dacar44@hotmail.com

Somalilandlive.com 
Hargeisa Head Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online