Ifraax cumar Xassan iyo idil cabdillahi giire oo Cali mareexaan lugooyey by Abdi Mustafe‏

0
August 02, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 799
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ifraax cumar Xassan iyo idil cabdillahi giire oo Cali mareexaan lugooyey by Abdi Mustafe‏

    Ifraax cumar Xassan iyo idil cabdillahi giire oo Cali mareexaan lugooyey by Abdi Mustafe‏

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ifraax cumar Xassan iyo idil cabdillahi giire oo Cali mareexaan lugooyey by Abdi Mustafe‏
Labadasarkaalee ka tirsanaa Xisbiga Waddani ee xilalkalagaxayuubiyey oo xubin nimadii na lagaqaaday ayaa ahaa basaasiin Cali Mareexaan u shaqeeya. Ifraax cumar Xassan gud. Garabka haweenka ee heer qaran ,,, Idil cabdillahi giire Ku xigeenka af-hayeenka garabka haweenka.. Cali Mareexaan wuxuu uugu balan qaaday in uu siiyo lacag dhan $5000 midiiba iyo xilal xukuumada ah hase yeeshee durba labadii dumar ahaa waxay ka cabanayaan in uu telephone kii ka qaban waayay ka dib markii laga eryey xisbiga Waddani. Labadii dumar ahaa ayaa Tv ga Qaranka loogu soo diray aqalaka Ifraax Cumar oo lagu yidhi xalay waxa laga daawaday Start TV in xilalkii aa Waddani u heyseen la idinka xayuubiyey ee idinkuna halkan ka canbaareeya dabeed Ifraax Cumar oo habeen nimadii daawatay Star TV oo warka haysay ayaa iyadoo aan hadli kareyn oo ilmeyneysa oo hadalku ku dhegayo oo bahdalan booshaaqaday hadalo aan ummadu ka ismacayn oo ah in Waddani reer ku xoomay oo ah kelmadihii loo la qimay. Labada dumara waxa calool adkeyd idil Cabdillahi Giire oo dhexda xidhatay hase yeeshee Ifraax Cumar waxa lawada daawaday iyada oo ay ka qasantay oon isku toos toosin karayn hadalada TV ga Qaranku u laqimay.




Xaqiiqdu waxa weeye Cali mareexaan in uu ka caqli badiyey labadan dumara oo uu ku yidhi furayaal gawaadhi cusub iyo lacag iyo xilal dowlada ah ayaan idiin hayaa hase yeeshee may suurta gelin oo kol haduu ku hubsaday in Waddani caydhiyey wax uu wax u siiyaa meesha ma taalo. Labadaa dumar ihi halkaas ayuu ku dhamaaday han koodi siyaasadeed oo ay iskaga qaadaan sharftii ilaahay siiyey ee ay saraakiisha kaga ahaayeen xisbiga Waddani. Haybad ilaah ku siiyey habeen la iskama qaado.



Siiba Ifraax Cumar hadaanay is dabin iyadaa ku buro sida. Weliba may ahayn qof aftahanada ah oo Waddani wax weyn ku soo kordhin karta. Xijaabka ay ifraax xidhantay maaha mid diinta waaqfaqsan oo khiyaanada inta leeg mey sameyseen haday ilaahay hortii u xidhatay ee wa mid ay wadaad keeda ku qaldeyso ooay Cali Mareexaan habeen walba la shireysay. Ifraax waxaan leeyey calool adeyg adaa haybadii ilaahay ku siiyey iska qaaday e, Kulmiye na maaha mid aad wax ka noqon karto oo dumar kaa hamaan san buu u xidhanyay oo intaas baad garan wayday. Dibada meer-meera ileyn diida sarkaal nimo iyo mustaqbal siyaasadeed uu muuqda e. Cid danbe oo wax idinka qoreysaana ma jirto.
Abdi Mustafe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
>