Wasiirka Arimaha Dibadabada oo ah Wasiirkii ugu Liitay ee soo Mara S/Land, Hadana Ku Faana Aduunka Ayaan La soo shaqeeyey.

0
August 02, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 839
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Dibadabada oo ah Wasiirkii ugu Liitay ee soo Mara S/Land, Hadana Ku Faana Aduunka Ayaan La soo shaqeeyey.

    Wasiirka Arimaha Dibadabada oo ah Wasiirkii ugu Liitay ee soo Mara S/Land, Hadana Ku Faana Aduunka Ayaan La soo shaqeeyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Dibadabada oo ah Wasiirkii ugu Liitay ee soo Mara S/Land, Hadana Ku Faana Aduunka Ayaan La soo shaqeeyey. Wasiirka Arimaha Dibadabada oo ah Wasiirkii ugu Liitay ee soo
Mara S/Land, Hadana Ku Faana Aduunka Ayaan La soo shaqeeyey.
Wasiirka Arimaha Dibada ee S/Land Intuu Arimaha Debeda ahaa, Magacii I Sumcadii S/Land
Aduunka Ku Lahayd Hoos Ayey u Dhacday, Isagoo Ku Faana Aduunmka Ayaan La Soo Shaqeeyey
oo Waxa Warbaahinta & Shicibku Sheegaan Waa Dad aan Waxba ogayn ama Aqoon U Lahayn.
Waa Wasiirka Inuu Joogay Wadamadii Jaarka Itoobiya & Jabuutiba Xadkii & Isu socodkii Joojiyeen
ee Xiitaa Argagaxiso & wada Shaqayn La,aan ay u Xidhmeen.
Waa Wasiirka Intuu oogay Caalamku Ingiriiska & Marakaynku Yidhaahdeen Nabadgelyo Darteed Ay
aanu Uga Digaynaa Dadkayaga, oo uu Xiitaa Ka haadhicin Kari waayey Inaan Waxba Ka Jirin, ee uu
Sida Shicibka uu Ku War Helo Digniinta, Waayo Waxba Kama Oga oo Cidna Xidhiidh Lama Laha, Hada-
na Wuxuu Ku Andacooda Aduunka Macaamil Ayaanu Lala Leenahay oo Waanu Wada Shaqaynaa.
Waa Wasiirka Xiitaa Shirkii Hada Itoobiya Ku Dhamaaday ee Ururka Midow Afrika ee uu Obama Joogay
awood uu Ergo ahaan ugu Tago, oo Xiitaa Haduu Ka Qayb Geli Waayo, Sidii Riyaale & Wasiirkiisa Arim-
aha Dibadu Samayn Jireen, ay Shirka Cid U Direen Jireen, ama Buugaag & Kaadhadha Somaliland Suma-
deeda & Calankeedu Ku Xardhan Yahay oo qaybin Jiray si Loo arko oo Laysu Weydiiyo Yaa Calankan &
sumadan Leh, oo Lagu Aqoonsado Dal Afrika ah Laakiin aan Ictiraaf aduunka Ka haysan.
Waxaad Arkaysaa Isagoo Dafiraya Warbaahinta Aduunka oo Laga Yaqaan Ama La Arkhiyo, waxa ay Qorto
ee Wikleasks, uu Beeniyo oo wax Kama jiraan uu Ku tilmaamayo, hada Xiitaa Aduunka & Madaxweynayaa-
shooda ay Waxa Ka Qorta, oo obamaa Ayey Ka Qortaa.



Sidaas darteed, wasiirka arimaha Dibada ee Ku Faana Aduunka waan La Shaqeeyey, ee Ku Faana Maacaamil
ayaan La Leenahay, ee ku Faana Waa Lana qadariyaa, ee adana Go,doon Gees Walba Aduunkii aan Kaga Jirno
ee Xiitaa Itoobiya oo saaxiibkii Koowaad ee S/land ahayd Ka Soo Dhiraadhirin Kari Waayey, Si Ergo Inooga
qayb Gasha Shirkii Adisababa Ku Dhamaaday ee Xiitaa Obama Joogay,
Somaliland xaalkeedu Waa loww Sahal, Madaxweyne Aan Talaniin ee La warwareejiyo, Doorashadii oo Hadal-
keedu aan La Hadal Hayn, Wasiiro Mid Federaal Soo Saxeexay, Midna Xamar Warqado uu Maamul Gogleed Ku
Sheegay S/Land uu Ka baryayo uu u Qoray.
Sharci & Dastuur & Golayaal aan Midna Shaqaynayn, oo aan Cidna Maxkamad & Sharci toona Lagu Qaadayn
oo Wada Dembiyo Laf Jab & qaran Dumis Ku ah S/Land.
Ala How Saho S/Land Siilaanyo & Xukuumadiisu Qarankii Laf-Jab & magac Xumo & Sumcad Xumo & Diktaytar-
nimo & Maamul Goboleed & Federaal ay Saxeexeen, & Go,doon Siyaasadeed, & Qabyaalad & Musuq, & Eex
ayey ina Dhaxal Siisay oo aan Cidina Waxbana Ka Qabanayn, Cadaaladan Cidi Hor eenayn, Dembigaasi aan
Lagu Ciqaabayn.
Wabilaahi Tawfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online