Shirqool- Khatar ah oo Fashiliyay Dhagaro uu Xildhibaan Cali Mareexaan kula dhexmeerayay Xisbiga Waddani + Xubnihii ay Galaafatay Sirtii Laga Duubay iyo Hungawga Kudhacay Xubno Hore Oo Laaca beenta ah loo sawiray:- Xog Culus.

0
August 02, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 1660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirqool- Khatar ah oo Fashiliyay Dhagaro uu Xildhibaan Cali Mareexaan kula dhexmeerayay Xisbiga Waddani + Xubnihii ay Galaafatay Sirtii Laga Duubay iyo Hungawga Kudhacay Xubno Hore Oo Laaca beenta ah loo sawiray:- Xog Culus.

    Naa Waxa aan inoo hayaa 5000$oo Sooryo iyo Sodhwayn ah Qofkasta oo kale oo aad Keentaa waa 3000$ Dheeriya, Qoladii Inga Horaysay Cidlo ayay Kudhaceen oo Meel Khaldan ayay Mareen, ee Waa.. Waa ..Waa.. Cali ....... waa Cali Mareexaan....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildh- Cali Mareexaan Basaas Xukuumada Uqaabilsan Qaramayn Calooshood U Shaqaystayaasha
Naa Waxa aan inoo hayaa 5000$oo Sooryo iyo Sodhwayn ah Qofkasta oo kale oo aad Keentaa waa 3000$ Dheeriya, Qoladii Inga Horaysay Cidlo ayay Kudhaceen oo Meel Khaldan ayay Mareen, ee Waa.. Waa ..Waa.. Cali ....... waa Cali Mareexaan....  Somalilandlive.com/.  Maalmo kahor ayay hayd Markii ay Warbaahinta Xukuumada  Siilaanyo Taageerta  Dhawr Cisho Kusoo Celcelinaysay Waxa  Xisbiga Waddani Kabaxay Xubno Culus  ,iyaga oo Sababo kala Duwan  Kutilmaayay Iscasilaadooda  Halka Xubha Iscasilayna  ay Hadalo Kooben Kusheegayeen Waxa  aanu Kabaxnay Xisbiga Waddani   oo aan ahayn Mucaarid Dhab ah. Odhaahdan  oo  Runteeda Marka aad Eegtid  Waxa aad Markiiba kadhex arkaysaa  Humaaga beenta ah    ee Laqarinayo.


Caadiyan Marka  Masuul Mucaaridi  Saluugo Qaabka   Xisbiga Mucaarad ee  uu  Katirsanayay Waxa  Ufuran  in   uu Kubiiro  Xibayada  kale  ee Mucaaridka  ah  ee  uu Markaa Ka Dhex Arkayo  Hadafkiisa  Mucaaridnimo Balse  Xisbi Hebal  maaha Mucaarid  dhaba .. Hadana   Xukuumada ayaanu Kubiiraynaa,  Ujeedadu Waaa Anigu ama Anagu manihin Mucaarid-dhab ah   ee Dan ayaanu udhexjoognay  Xisbigan Mucaaridka ah.

 Markii Sawirka Noocan ahi Soobaxay Waxa  ay Markiiba Soojiidatay Indha   iyo Dhagaha kuwa Sida Fog wax  uqiimeeya  Waxan Banaanka Timi Odhaahda- ah Baroortu Orgaca Kawayn    !


 Shabakada  Warbaahinta Somailandlive.com ayaa Kuwarheshay in ay jirto Baadhis Balaadhan  oo kadhex Socata  Gudaha Xisbiga  Mucaaridka ahWadani taas oo lagu Baadi goobayay shaqsiyaad  ujeedooyin  Guracan Xisbiga Udhexjooga  oo Meelo ay Madaxtooyadu kamitahayna  laga Maalgaliyo Shaqsiyaadkan ayaa Mudaba Waxa  ay Shukaansi  uwadeen  Masuuliyiin Madaxtooyada  u Qaabilsan Curyaaminta  iyo Khalkhal Galinta Asxbaat Mucaaridka  kuwaas  oo Mudo Hore Isku Dayay in ay  Dad ku dhexyeeshan Xisbiyada Mucaaridka  ah kuwaas oo  Markii ay Rabaan   ay uga Yeedhan karaan si ay bulshada sawir Qaldan  uga Tusaan Xisbiyada Mucaaridka  ah.  taas oo hore  loogu Sameeyay Xisbiga  Ucid oo Shaqsiyaad  Dhuuni Quutayaal ah oo  uu  kamid Ahaa  kayse  Guray oo Hada Loomagacaabay W.Kuxigeenka Arimaha Debeda.


hadaba waxa Sidaas oo kale Shaqsiyaad laba aflayaal ah  ay Xukuumadu Kudhexyeelatay Xisbiga Mucaaridk ah ee Waddani kuwaas oo  Basaasid  iyo Ujeedooyin  ay Madaxtooyadu Leeday Xisbiga Loogu dhex Abuurtay, Shaqsiyaadkaas ayaa Sicad   u  Fashilmay  Habeenkii Sabtida ee 01.08-015 kadib Markii Dabin Khatar ah loodhigay Shabakad Xisbiga Dhexdiisa Kashukaaminaysay Shaqsiyaadka  Kujira ee  aanu Hankooda Siyaasadeed Fadhiyin,  Goobtu  Waa Hargeisa  Wakhtiguna  waa inta Udhaxaysay  9:45-  11:  Cawaysnimo  Wakhtiga hargeisa.  Markii Shabakad Isku Xidhan oo Dhaqaale Looga  Balan Qaaday Xukuumada Siilaanyo ay Khad Xidhiidha  oo Telefoon Soowada Galeen,  Dumar aya Marka Ka Gadhwadeeen Ahaa Waxba Magacyadooda  iyo hayb Tooda Hoos  Ugu Dagimayno Qormadan Sidoo kale Xogta Inteeda Xaqarinta Kuhaboon Soo bandhigi mayno waa Sarka Xaadis Qaybtani  iyo Dareensiin Bulsho.


 Khadka Telefoonku Waxa uu Ahaa Mid Loo Wada Dhanyay Qolooyinka Xuuranka  Waday  iyo kuwa  Wax Shukaaminayayba ee Dhanka Madaxtooyada Laga hagayay  Waa Kuwada Jireen. Sheekadu Waxa ay ahayd Mid Dheer Dhinacoyo badan Laysla falanqeeyay, Waxa Su,aalaha Hordhigayay kooxda   Madaxtooyda Dilaaliinta  uh ah Shaqsi   Kamid  ah Kuwa Xograadina Uqaabilsan Xisbiga Waddani. Kawaran Heblaayo  iyo Maxaa  Hebel Lasiiyay yaad  kale oo aad Haysaa Maxaa Hebel Lagu Baayacay, Fanaanadii Imisaa Lasiiyay.iwm

 Horta hebel  Iyo  heblaayo Intaas ayay Qaateen Balse Heblaayo kale iyadu waxa ay Lahayd ujeedooyin kale,
  Markii ay Sheekadu  Waxbadan Kuwareegtay Shaqiyaadka  Xukuumada  Siilaanyo beegsanayo Xogabadna  ay Bixiyeen ayaa Arinku Soogaadhay  Inga Maxaad Inoo Haysaa.

 Horta Aniga  iyo adiga  5000$ oo Sooryo  iyo Soodhwayn ah ayaa Laynoo Diyaariyay  Check gii  Cali  Mareexaan ayaan Gacanta Kuhaya Hadii aan  Hebel  iyo Heblaayo Soojiidano oo aan Arinta Ku Qancino  waxa  aan Leenay  3000$  oodheeriya iyaguna   Waxooda Way leeyiin maxaa Qalaylka  ina Dhigaya Waa  lakala Shaqaysanayaaye- ayay Hadalkeeda Kudartay  Ruuxa Dumara oo Umuuqatay Mid aad  ugu Qanacsan Balan Qaadka Loosameeyay.

 Malasiiyay Lacagtaa Hebkii hore  iyo Heblaayadii inaga Horaysay,? Qoladii Hore   ayagu Meel khaldan ayay Mareen oo Ilaa Hada Cidlo ayay Fadhiyaan  ee Arinta Waxa  Qaabilsan oo Gacanta kuhaya Xidhibaan Cali Mareexaan isagaana Hawshan  U Qaabilsan Madaxtooyada, Hadbaba   Mukula Hadalsiiyaaa.?... Haa ee ila Hadalsii..!  Maya..  ee Inoo kaadi Hadhaw ayaynu Lawada Hadliye........!  Arintu waa  in aanay Bari  Sabtida Dhaafin( Shalay) Hadii kale  waa Layna ogaanayaa  ee adigu  caawa haseexan  ee Hebal lahadal oo ku qanci  idinka  ayaa  isku Qoys ah  ana Heblaayo   iyo  Koox Dhlinyaro ah oo  Humaaga ina Raacinaya  ayaan  Caawa Doonayaaye..  Sheekadu Markii ay Halkaas Maraysay ayaa Waxa ay Kusii Faaftay Shaqsiyaad kale oo aanu Dhawaan Halka Idiinku Soo Gudbin Doono iyana XogTa Laga Duubay .


  balse  Xildhibaan Cali Mareexaan  oo Xukuumad Siilaayno Uqaabilsan Sannado badan Arimaha Noocan  oo  kale   ah isaga oo hore  ugu Caanbaxay  khilaafaadkii  Golaha Baarlamaanka   iyo Madaxtooyada Siilaanyo  halkaas oo  uu Dilaal Wayn Ka ahaanyjiray Shaqsiyaadka Madaxtooyada Usoo iibiya Codka Xildhibaanada Muushin Quutayaasha   ah.
 Balse   Qorshahan  uu   Madaxtooyada ugu iibinaya Siyasiinta Laba Aflayaasha ah ee aan Lahyn  Hadafka Siyaasiga ah ee Cad ayaa  ahayd  Wax  aan hore Looga Warqabin oo  Fashilantay Habeen Hore.. 


lasoco Qaybta Labaad  :- ee Xogtan oo aanu  Dhawaan idiinku Soo Bandhigi doono Shaqsiyaadka  uu Hankooda  iibsaday Cali mareexaan Qiimihii Lacageed  ee Lasiiyay kuwa Laba jeer Qasaaray Deegaanda ay Kasoo Jeedaan iyo Magacyadooda..... Filasho Wacan

Somalilandlive.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online