War Deg Deg Ah :Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadda Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Dhibaatooyinka Haysta Shacabka Reer Hargeysa Markuu Siilaanyo Imanayo Ama Baxayo + Sawirro

0
August 02, 2015 in Wararka by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 1402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah :Madaxweyne Siilaanyo Oo Hadda Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Dhibaatooyinka Haysta Shacabka Reer Hargeysa Markuu Siilaanyo Imanayo Ama Baxayo + Sawirro

    "Ilaahow Na Dhaafi Siilaanyo, Talow Cirro Iyo Jamaalna Sidan May Noqon"Hooyo Ku Cadibnayd Bas Dhexdii.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ilaahow Na Dhaafi Siilaanyo, Talow Cirro Iyo Jamaalna Sidan May Noqon"Hooyo Ku Cadibnayd Bas Dhexdii.


 

 

"Waar ALLE Ha Ina Dhaafiyo Kan Mid Maaha Shan Saacadood Ayaa Wadda Loo Xidhay Meel Aan Marno Ma Hayno Rakaabkiina Wuu Nagu Dul Cadibanyahay ” Mid Ka Mid Ah Darawaliinta Basaska Hargeysa

 

Hargeysa (SLL)-Shacabka ku dhaqan caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa dhibaato kala kulma isku socodka caasimada Hargeysa xiliyada uu siilaanyo safarada baxayo ama uu ka soo guryo noqonayo.

 

Haddaba tan iyo galabta oo ay bishu tahay 2/8/2015 waxa la xidhay jidka weyn ee wadnaha Hargeysa saacadu markii ay ahayd 3 galabnimo ilaa hadda oo ay tahay 6:30pm,iyadoo ciidan tiro badan lagu soo daadiyey jidadka Hargeysa.

 

Dhanka Kale Madaxweyne Siilaanyo oo mudooyinkii ugu dambeeyey safaro shaqo ugu maqnaa gobolada bariga dalka ayaa hadda ku soo laabtay magaalada Hargeysa.

 

Isku soo wada xooriyoo markuu siilaanyo socdaalayo iyo markuu soo guryo noqonayo,labadaba shacabka ku dhaqan caasimada waxa soo gaadha dhibaatooyin kala duwan oo naf iyo maalba leh.





Somalilandlive.com

Hargeisa Head Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online