Xukuumada Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Fanaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Muqdisho kaga qayb Galay Bandhig-Faneed

0
August 02, 2015 in Wararka by somalilandlive Staff
  • Visits: 3762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Fanaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Muqdisho kaga qayb Galay Bandhig-Faneed

    Xukuumada Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Fanaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Muqdisho kaga qayb Galay Bandhig-Faneed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Fanaan Nimcaan Hilaac oo Dhawaan Muqdisho kaga qayb Galay Bandhig-Faneed Somalilandlive.com/ Xukuumada Somaliland   ayaa Galabta Xabsiga Dhigtay Fanan Katirsan Kooxada Xidigaha Geeska  oo Fadhigoodu Yahay Magaalada Hargeisa   Fanaan Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan  -Hilaac  ayaa Lagu Qabtay  Gagida Diyaaradaha ee Hargeisa  Wakhti  u Kasooday Diyaarad  katimi Muqdisho.

   Inkasta oo  aanay Xukuumada Somaliland Kahadal Sababta  looxidhay Fanaanka Hadana Waxa   ay Salka Kuhaysaa Tagistiisa Muqdisho Sida ay Somalilandlive.com Uxaqiijiyeen   Xubno kamida  Kooxda Xidigaha geeska  oo Hargeisa Kusugani.



 Sidoo kale Ilawareedyo Looga Qaateen ah ayaa Shabkada Somalilandlive.com usheegay in Xadhiga Nimcaan Hilaac uu amray Wasiirka Wasaarada Warfaafinta  iyo Wacyigalinta Somaliland   Mr Cakuse    Maadama  ay Kooxada Xidigaha Geesku  Katirsanyiin  Shaqalaha   Qaybta Wacyigalinta  ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyaga oo Mushahar Joogto ah Kaqaata Wasaarada Warfaafinta.


 Dastuurka Somaliland   ayaa mamcuunaya in Ruux Shaqaale Dawladeedi ahi  uu  Kulamo Siyaasadaysan utago  Wadanka  Somalia  oo ay Somaliland  Muran   Dhanka Aqoonsiga ahi kala  dhexeeyo.


Sidoo kale Fanaanka Nimcan  Hilaac ayaa intii uu  Mudisho kusugan waxa    bookhashadiisa  siyaasadeeyay  tvga  afka xukuumada  somalia.

iskusoo wadaduub oo lama  oga ilaa inta  uu xabsiga   kusiijiri ´doono fanaan nimcaan

Somalilandlive.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online