Waa kuma Gudoomiye Carte ?

0
August 03, 2015 in Articles by somalilandlive Staff
  • Visits: 693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa kuma Gudoomiye Carte ?

    Waa kuma Gudoomiye Carte ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa kuma Gudoomiye Carte ?
  • Waa kuma Gudoomiye Carte Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee wadanka Filand mudane Cabdiraxmaan Ibraahin Carte waa gudomiyaha xisbiga wadani laantiisa Filand 29/10/2011 waxa laga furay laanta xisbiga wadani ku leeyay wadanka filand runtii wadanka Filand waxa lagu tiriyaa wadamada population ka reer somaliland ku yaryahiin maah maah soomaliyeed ayaa tidhaa sidaay u il xuntay uma alle la a hadaba dalka filand sida aan bulshada reer Somaliland ugu badnayn iyo doorka uu ka cayaaro Taageerada Xisbiga Wadani waa arin ku timi de daal iyo aqoon hab sami u socod maamul oo ku salaysan khibrad experience management tan iyo mudadii xisbiga wadani ka hawl galay wadanka Filand waxa laantaasi u taagnayd tageero hiil iyo hoooba leh oo uu la garab taagnaa xisbiga w




  • aa hubaal in bani aadamku habka ama hanaanka maa mul isku khilaafo dhinaca laanta Filand ayaa ah mid ka bad baaday khilaafaadka yaala curyaamiya tageerada ama garabkii uu xisbigu ka heli lahaa laanta nasiib wanaag dalka Filand ayaa ah ka ugu horeeya ee la odhan karo wuu ka bad baaday dhinaca xidhiidhka ama is kaashiga ama is garabsiga uu la sameeyo wadamada waqooyiga europa iyadoo aay sameeyeen dalada scandinavia Wadani waa xaqiiq in Gudoomiye Carte door muhiima ka qaato xalinta khilaafaadka ama muranka(dispute resolution)



  • maa mul ee soo kala dhex gala laamaha yurub waxa inta badan tusaale usoo qaata wadanka Filand badana laan kasta oo ka dhismaysa gudaha qaarada yurub waxa amaanteeda iyo de daalkeedaba leh ma jiro aduunka Masuul aan lahayn mucaarad ma la odhan karo balse waxa taariikhda u gala masuul kasta wax qabadkiisa ama de daalkiisa mudane Gudoomiye Cabdiraxmaan Ibraahin Carte maaha runtii waxaan ku soo koobi karo de daalada Toogan ee Gudoomiye Carte hal Page waxaan se idinla socod siin doona kolba inta aynu ka gaadhno



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online