Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadaha Sameeya Mobilada Oo Tartan Ugu Jira Suuqa China

0
August 04, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 1007
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadaha Sameeya Mobilada Oo Tartan Ugu Jira Suuqa China

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadaha Sameeya Mobilada Oo Tartan Ugu Jira Suuqa China

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Shirkadaha Sameeya Mobilada Oo Tartan Ugu Jira Suuqa China Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga
Shirkadaha Sameeya Mobilada Oo Tartan Ugu Jira Suuqa China.

Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

china smartphone 680x453 تقرير: أكثر من 400 مليون هاتف ذكي في الصين سيباع عام 2014



Hargeysa - (SLL)-  Sannadkan war wanaagsan ayey u ahayd shirkadaha soo saara mobilada casriga ah. Dalka Shiinaha lagu iibin doona 443.5 malyuun oo mobayl 400 oo mobayl waxay noqon doonan Smart Phone.

warkan ayaa waxaa diyaarisay Gartner in tiradan lagu iibsan doono mobaylka ay noqonaysa 90% ila iyo 95% iibsiga guud ee dalka Shiinaha,  dalka Shiinaha ayaa ka yimid ah dalalka ugu badan isticmaalka mobaylka taasi ay keentay tirada dadka ku nool.

 


Khubarada ka shaqeeya Gartner waxay caddeyeen in kor u kici doonta isticmaalka mobaylka gaar ahaan nooca Smart Phone sida awgeed shirkadaha dalka Shiinah sida Huawei iyo ZTE iyo Lenovo iyo qaar kale waxay ku hawl jiraan siday u samayn lahayeen mobil tayo sare leh siday suuqa ku sii jiraan.

 


John oo ah khabiir ka shaqeeya Gartner wuxuu caddeeyay in Shirkadda Alcatel sannadka hore waxay u soo dirtay dalka Shiinaha 10 malyuun oo mobil laakin sannadkan waxay bilowday diyaar garowga samaynta mobaylka tiro in ka badan sannadka hore.

Mobiladan ayaa waxaa suuqa gelin doonaa in shaashada hore la soo dhigi doono calanka dalka Shiinaha.

china smartphone 680x453 تقرير: أكثر من 400 مليون هاتف ذكي في الصين سيباع عام 2014



Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
somalilandlive.com
Xafiiska Hargeysa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online