Maxaa Sababa Cancer-ka Caloosha?

0
August 04, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 2171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababa Cancer-ka Caloosha?

    Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Maxaa Sababa Cancer-ka Caloosha?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga Maxaa Sababa Cancer-ka Caloosha? Barnaamijka Sayniska Iyo Tiknoolajiga
Maxaa Sababa Cancer-ka Caloosha?
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Natiijada sawirka cancer stomach

Hargeysa -(SLL)- Kancerka ku dhaca caloosha waXaa uu leeyahay noocyo kala duwan lamana garanayo waxa keeno Kancerka ku dhaca caloosh laakiin waxay Dhakhaatiirtu sheegaan in ay jiraan waxyaabo dhowr ah oo qofka halis u keeni karto ama ugu nuglaan karo cudurka kansarka caloosha sida:
1- In ay jirto xidhiidh qoys la leh cudurka kansarka caloosha oo dad qoyska ka mid ah uu ku dhacay.
2- Dadka qaar oo qabo caabuqa bakteeriyada loo yaqanno "Helicobacter Pylori" oo ah bakteeriyo ku dhacdo 

Natiijada sawirka cancer stomach
caloosha oona keento gaastarikada caloosha.
3- In lagaa qalay hadda ka hor fiix ka soo baxday caloosha kana wayn 2 cm.
4- In xuubka caloosha uu baa'bo muddane uu saa ahaado.
5- In qofka uu qabo dhiig yarida loo yaqaanno "Pernicious Anemia" oo ah in jirka ku yaraado fitamiinka B12 .
6- Dadka sigaarka aadka u cabo.

Hadii aad isku aragtid calaamadahaas qaar ka mid ah, waxaa dadka kale kaga nugushahay in mid ka mid ah kansarrada caloosha ku dhaco.

Calaamadaha uu leeyahay kansarka caloosha waxaa ka mid ah:

1- Dibbiro iyo calool xanuun
Natiijada sawirka cancer stomach
2- Dhibaato wax liqis taasoo ka sii darayso xilliba.
3- Daaco badan oo joogto ah
4- Caafimaadkaaga oo ka sii daraayo maalinba maalinta ka dambayso
5- Appetite-ka oo hoos u dhaco
6- Lalabo iyo matag
7- Caloosha oo si dhakhso ah ku buuxsanto cunnada ka dib
8- Dhiig oo la matago
9- Tabardarri iyo daal
10- Miisaanka oo is dhimo.

                                                                           

                                                                 XigashoSomali Medical Forums



Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
somalilandlive.com
xafiiska Hargeysa
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online