Dalabka Man.United Ee Bale + Dhego Adaygga Real Madrid.

0
August 04, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalabka Man.United Ee Bale + Dhego Adaygga Real Madrid.

    Dalabka Man.United Ee Bale + Dhego Adaygga Real Madrid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalabka Man.United Ee Bale + Dhego Adaygga Real Madrid. Barnaamijka Ciyaaraha

Dalabka Man.United Ee Bale + Dhego Adaygga Real Madrid.
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

Natiijada sawirka bale



Hargeysa-(SLL)- Ciyaaryahan Gareth Bale ayaa kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska laguna magacaabo Shayaadiinta cas-cas ayaa toosh ku raadineysa. taasi oo dalab ka badan 100 milyan ginni u gudbisay xiddiga Real Madrid.

26 jirkaan weerarka ka ciyaara ayaa loo badaniyaa inuu u hayaamayo dhanka Old Trafford ka dib markii uu eedeymo culus la kulmay xilli ciyaareedkiisii labaad ee Santiago Bernabeu.

Tababaraha United Louis van Gaal ayaa la sheegay inuu doonayo xiddiga reer Wales kaasoo ay Real Madrid lacag rikoor 85 milyan ginni ah oo u dhiganta 100 milyan euro ay ku soo iibsatay xagaagii 2013.

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa hoos u dhigay wararka sheegaya in Bale uu kooxda ka tagayo, waxaana uu carabka ku adkeeyay in Gareth Bale uu muhim u yahay kooxdiisa.

Sida ay maanta qortay jariirada The Sun, van Gaal ayaa labo dalab oo ka badan 100 milyan ginni ka gudbiyay Bale isagoo rajeynayay inuu Real ka dhaadhiciyo inay iska iibiyaan. 

Natiijada sawirka bale

Ciyaaryahan Gareth Bale. ayaa dhaliyay 39 gool 87 kulan uu u saftay kooxda La Liga ka dhisan.

Natiijada sawirka bale

si kastaba ha ahaatee Gareth Bale ayaa niyadda ku haya inuu u wareego kooxda Manchester United ee ka dhisan waddanka Ingiriiska laguna magacaabo Shayaadiinta cas-cas.



Diyaariye: Cabdirisaq DALMAR.

somalilandlive.com

xafiiska Hargeysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online