Mushaharka Ciyaartooyada Kooxda Man.United Sannadka 2015/2016

0
August 04, 2015 in Wararka by Wariye Dalmar
  • Visits: 888
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mushaharka Ciyaartooyada Kooxda Man.United Sannadka 2015/2016

    Waxaa sanadkan sii kor dhay mishaaradka ciyaaryahanada kooxda Manchester United maadama £80 million lagu soo iibiyay 5 ciyaaryahan oo cusub sida (Depay, Darmian,Schweinsteiger iyo Schneiderlin) lakiin kooxdan waxaa ka tagey Van Persie, Falcao i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sanadkan sii kor dhay mishaaradka ciyaaryahanada kooxda Manchester United maadama £80 million lagu soo iibiyay 5 ciyaaryahan oo cusub sida (Depay, Darmian,Schweinsteiger iyo Schneiderlin) lakiin kooxdan waxaa ka tagey Van Persie, Falcao iyo Nani. Barnaamijka Ciyaaraha
Mushaharka Ciyaartooyada Kooxda Man.United Sannadka 2015/2016
Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR.


Natiijada sawirka man united


Hargeysa- (SLL)- Waxaa sanadkan sii kor dhay mishaaradka ciyaaryahanada kooxda Manchester United maadama £80 million lagu soo iibiyay 5 ciyaaryahan oo cusub sida (Depay, Darmian,Schweinsteiger iyo Schneiderlin) lakiin kooxdan waxaa ka tagey Van Persie, Falcao iyo Nani.

Waxaana kooxdan aay noqotay kooxda ugu badan ee ka heleyso sponsar funanadeeda maadama ay xayeysiineyso (Chevrolet) & (Adidas) .

Manchester United waa kooxda ugu badan ee mishaar bixiso horyaalka Ingriiska waxaana ay bixin doonta sanadkiiba £214 million waxaa ku soo xigta Man Citys oo bixin doonto £206.5 million.

Natiijada sawirka rooney

Wayne Rooney ayaa ah ninka ugu mishaarka badan horyalka Ingriiska waxaan todobadkiiba uu qataa £300,000, sidoo kale waxaa ku soo xigay Van Persie iyo Rademal Falcaooo kooxda oo iyagu kooxda tagey taasi oo midkiiba uu qadan jiray £250,000 halka Angel Di Maria uu qadan jiray£175,000 todobadkiiba l.

Manchester United LogoManchester United musharedkeeda iyo hishiisyada2015-16
PLAYER AGE WEEKLY WAGE CONTRACTLEFT
David de Gea 24 £75,000 (1 Year) 2016
Victor Valdez 33 £60,000 (1 Year) 2016
Anders Lindegaard 30 £40,000 (1 Year) 2016
Marcos Rojo 24 £70,000 (4 Years) 2019
Phil Jones 22 £50,000 (1 Year) 2016
Chris Smalling(new) 25 £80,000 (5 Year) 2020
Jonny Evans 27 £60,000 (1 Year) 2016
Patrick McNair 19 £25,000 (2 Years) 2017
Tyler Blackett 20 £20,000 (5 Years) 2020
Luke Shaw 19 £80,000 (3 Years) 2018
Matteo Darmian(New) 25 £80,000 (4 Years) 2019
RafaelDa Silva 24 £60,000 (1 Year) 2016
Daley Blind 24 £75,000 (4 Years) 2018
Michael Carrick 33 £80,000 (1 Year) 2016
Morgan Schneiderlin(New) 24 £100,000 (4 Year) 2019
Bastian Schweinsteiger(New) 30 £200,000 (3 Year) 2018
Ander Herrera 25 £75,000 (3 Years) 2018
Marouane Fellaini 27 £80,000 (3 Years) 2018
Juan Mata 26 £140,000 (3 Years) 2018
Nick Powell 20 £5,000 (1 Year) 2016
Adnan Januzaj 20 £40,000 (3 Years) 2018
Ashley Young 29 £110,000 (1 Year) 2016
Angel di María 26 £150,000 (4 Years) 2019
Antonio Valencia 29 £70,000 (2 Years) 2017
Wayne Rooney 29 £250,000 (4Years) 2019
James Wilson 19 £5,000 (1 Year) 2015
Memphis Depay (New) 20 £90,000 (4 Years ) 2019


Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR
somalilandlive.com
xafiiska Hargeysa, Somaliland

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online