masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha oo tacsi u diraya gudoomiyhii degmada cadaadlay marxuum Xassan Xuseen Muxumed

0
August 04, 2015 in Tacsi by Staff SLL Media News Reporter
  • Visits: 907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha oo tacsi u diraya gudoomiyhii degmada cadaadlay marxuum Xassan Xuseen Muxumed

    masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha oo tacsi u diraya gudoomiyhii degmada cadaadlay marxuum Xassan Xuseen Muxumed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

masuuliyiinta wasaarada arimaha gudaha oo tacsi u diraya gudoomiyhii degmada cadaadlay marxuum Xassan Xuseen Muxumed

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN

Wasiirka Wasraada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade Wasiir-Ku Xigeenka Maamulka, Gobolada Iyo Degmooyinka, Wasiir Ku Xigeenka Amniga, Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha, Afayeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Iyo Dhamaanba Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha .
Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Iyo Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Guddoomiyihii Demada Cadaadley marxuum Xassan Xuseen Muxumed Oo Ku Geeriyooday Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargaysa .


Waxaanay Leeyihiin Ilaahay Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ha Inaga Siiyo Dhamaanteen







Ministery Of Interior
E-mail Of Head Of Media Office






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online