Kooxda Juventuse Oo 14 Milyan Dul-Dhigtay Mascherano

0
August 04, 2015 in Articles by Wariye Dalmar
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Juventuse Oo 14 Milyan Dul-Dhigtay Mascherano

    Xiddiga u ciyaara kooxda Barcelona ee waddanka Spain ayaa waxaa soo dalbatay Kooxda Juventus ee waddanka Talyaaniga, iyadoo dooneysa inay soo iibsato Javier Mascherano,si uu badal ugu noqdo ciyaaryahanka Sami Khedira oo dhaawacmay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga u ciyaara kooxda Barcelona ee waddanka Spain ayaa waxaa soo dalbatay Kooxda Juventus ee waddanka Talyaaniga, iyadoo dooneysa inay soo iibsato Javier Mascherano,si uu badal ugu noqdo ciyaaryahanka Sami Khedira oo dhaawacmay. Barnaamijka Ciyaaraha

Kooxda Juventuse Oo 14 Milyan Dul-Dhigtay Mascherano

Natiijada sawirka juventuse


Hargeysa- (SLL)- Xiddiga u ciyaara kooxda Barcelona ee waddanka Spain ayaa waxaa soo dalbatay Kooxda Juventus ee waddanka Talyaaniga, iyadoo dooneysa inay soo iibsato Javier Mascherano,si uu badal ugu noqdo ciyaaryahanka Sami Khedira oo dhaawacmay.
Natiijada sawirka mashcerano

Jariirada Tuttosport ayaa qortay in Mascherano uu doonaayo in ciyaarihiisa uu ku soo gabagabeeyo Serie-da dalk Talyaaniga maadaama uu in badan kasoo ciyaaray horyaalada kala ah Premier League iyo La Liga,sidaasi darteed ayay Juve ku dalbatay.

Kooxda lagu naaneeso the Old Lady ee Juventuuse ayaa waxa ay rabtaa in 31-sano jirkan ay kaga maaranto Khedira oo naadiga dhaawac ahaan kaga maqnaan doono mudo aan ka yareyn laba bilood.

Mascherano ayaa lagu qiimeeyaa in kooxda Juve ay ku soo iibsan doonto qiimo u dhaxeeya €10-15m, balse kooxda Barcelona ayay ku adagtay in ay iska iibiso laacibkan.




Diyaariye: Cabdirisaaq DALMAR

somalilandive.com

xafiiiska Hargeysa, Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online