Maanso Halku Dhigeedu Yahay " Wadaniga Dhabta Ah Aloow Doawr Aamiin " Oo Uu Safiirka Somaliland Ee Makkah Ku Maamuusay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland .

0
August 04, 2015 in Suugaan by somalilandlive Staff
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso Halku Dhigeedu Yahay " Wadaniga Dhabta Ah Aloow Doawr Aamiin " Oo Uu Safiirka Somaliland Ee Makkah Ku Maamuusay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland .

    Maanso Halku Dhigeedu Yahay " Wadaniga Dhabta Ah Aloow Doawr Aamiin " Oo Uu Safiirka Somaliland Ee Makkah Ku Maamuusay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanso Halku Dhigeedu Yahay " Wadaniga Dhabta Ah Aloow Doawr Aamiin " Oo Uu Safiirka Somaliland Ee Makkah Ku Maamuusay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland .

Maanso Halku Dhigeedu Yahay " Wadaniga Dhabta Ah Aloow Doawr Aamiin ” Oo Uu Safiirka Somaliland Ee Makkah Ku Maamuusay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland .

Safiirka Oo Maansadan Soo Dhigay Barta uu ku Leeyahay Facebook ayaa u Dhigan Sidan :-

1. Gayiguu ahaadiyo

2. Gurigii la joogaba

3. Gobtu kama dhamaatee

4. Odey guurtiyaa jira

5. Gaban deeqsiyaa jira

6. Gadh-caddaa la eegtiyo

7. Guurti lagu hirtaa jira.

8. Waxan uga golleeyahay

9. SOMALILAND Gabi

10. Guud ahaan siyaasiga

11. Ninka aan la goyn Karin

12. Ninka geesi lagu hubo

13. XIRSI Weeye ee garo .

14. Ninka goobta uu tago

15. Ballan-qaadka uu galo

16. Hadalkiisa gudi kara

17. XIRSI Weeye ee garo .

18. Daacadnimo gabowdaye

19. Diintana ninka u go’ay

20. Xumahana ka gaabsaday

21. XIRSI Weeye ee garo .

22. Giniguu haleelaba

23. Danta guud ninkaa galin

24. Haddii lagu giriifiyo

25. Haddii lagu gabood falo

26. Midna gaabis aan galin

27. XIRSI Weeye ee garo .

28. Ninka galin horaadkiyo

29. Galabtii hadday tahay

30. Ama Uu habeen galo

31. Goobtii xafiiskiyo

32. Laga helo godkiisii

33. XIRSI Weeye ee garo .

34. Ninka Aan Gamaynee

35. Danta guud u golongoley

36. Galbeed iyo ilaa bari

37. Socdaal uun Ku Gooshee

38. Guubaabo ula taga

39. XIRSI Weeye ee garo .

40. Guullaw Allahayoow

41. Garabkiisa noqo oo

42. Gacantiisa qaba oo

43. Goolkiisa noloshiyo

44. Guud ahaan halkuu rabo

45. Inaan gaadhno idilkeen

46. Guusheeda nagu beeg.

Aaamin Aaamin

Waa gabay Wasiir Xirsi aanu ku maamuus nay sanadkii hore markuu cumrada iigu yimi wasiirku 17/07/2014 waana markii iigu horaysay ee aa shaaciyo xataa isaga aanan ku dul akhriyin oo aanuu ogayn Kalmadahaasi waa xaqiiqo indhaygu arkeen walaahi mana uga jeedo magac xil iyo doolar ku raadin intuu ilaahay i siiyaa igu filan alxamdu lilaah

Amb. Ahmed Adem Dagaal (Safiina)safiina9@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online