Cabaadka Xildhibaanada Kulmiye By Mukhtar Cilmi

0
August 05, 2015 in Articles by Shaqaalaha SLL Media
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Cabaadka Xildhibaanada Kulmiye By Mukhtar Cilmi

    Cabaadka Xildhibaanada Kulmiye By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabaadka Xildhibaanada Kulmiye By Mukhtar Cilmi

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.

 

Waalida haysata xukuumadda kulmiye waxay gaadhay in ay warar been been ah ka xildhibaanadoodo ka faafiyaan warbaahinta is casilaada Gudoomiyaha golaha barlamaanka MD.C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro inu iska casilayo Xilkiisa !!,halkaas ayay la maraysa xukuumaddan ee wakhtigeedu dhamaaday ee CIRRO ku noqday qoraarad dhuntooda kaga taagan !.caalamki odhan aya la yaaban silaanyo waxaana su’aal ah maadama ay hay’adihi caalamiga aha albaabahooda ka xidhayn silaanyo iyo colkiisa maxay samayn doonaan ilayn shaxaadki wa laga jaray??!!.maxa lagu dhaqaajinaya waddoyinki iyo mashariicdii dalka ka socday iyo mushaharkii shaqaalaha iyo ciidamada ??,dhagax walba u silaanyo dhigay misaanyadoodi xage aya laga keenaya? dalku sidee ayu u socon doona marxaladan??.ninka runti u baahan inuu iska casilo xilkiisa waa SILAANYO oo ay ka dhamaatay ee maaha CIRRO!!.Khal khalka haystay silaanyo oo ka muuqato inuu niyad ahaan jabay ka dib cadaadiskii uga yimi dalalka jaarka ahe ee raba in ay somaliland noqoto dal nabad ku waara iyo dumuqradiyadiisa la ilaaliyo.CIRRO waa nin sharic yaqaan ah oo ay xukuumaddanu mari kari weeday ,CIRRO waa diblumaasi fahansan shucurda dalka hana leh ,aragti dheerna leh, somaliland kor uqaadi doona mustaqbalka dhow marku qabto xilka madaxweynimo. marka afartan xildhibaan ee cantaynka ahe wax kama qaadi karan CIRRO iyo wararka ay ka sheegayaan warbaahinta ,waxaana la marin doona laftigooda xildhibaanadaas sharciga yaa ku yidhaahda war adeerayaal kuraastiina ayaar ku fadhiya!!.



By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online