Guddoomiye Cirro Oo Dhammbaal Tacsiya U Diray Marxuum C/laahi Buubaa Hure Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa

0
August 05, 2015 in Wararka by Staff Somalilandlive Media
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Dhammbaal Tacsiya U Diray Marxuum C/laahi Buubaa Hure Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa

    Guddoomiye Cirro Oo Dhammbaal Tacsiya U Diray Marxuum C/laahi Buubaa Hure Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro Oo Dhammbaal Tacsiya U Diray Marxuum C/laahi Buubaa Hure Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargeysa

 


Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro isagoo ku haddlaya magaciisa ka Golaha Wakiilada iyo ka Xisbiga WADDANI Wuxuu Tacsi U Dirayaa odayaasha cuqaasha salaadiinta Boqorada wax-garad Iyo dhammaanba shacabka reer Somaliland, gaar ahaan qoyska reer Buubaa, isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timi ALLE ha u naxariistee Marxuum C/Laahi Buubaa Hure Oo ku geeriyooday maanta Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa 05.08.2015

 

Marxuumka C/laahi Buubaa Hure ayaa ka mid ahaa odayaasha caanka ah ee reer Somaliland,waxaana maalinta beri ah sagaalka subax nimo aas-qaran loogu samayn doonaa marxuumka degaanka Uubaa-leh.

Md. C/raxmaan Cirro ayaa sidoo kalena wuxuu tacsi taas lamid ah u dirayaa Eheladii, Asxaabtii, Qarabadii iyo Qoyskii Reer Buubaa Ee uu ka baxay marxuum C/Laahi Buubaa Hure oo maanta ku geeriyooday cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa 05, 08, 2015

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, wuxuu Illaahay uga baryeyaa inuu janatul Fardawsana ka waraabiyo, Ehelkii , Qaraabadii iyo guud ahaan Shacbiga Somaliland-na uu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Amiin Amiin.

 

Innaa-Lillaahi Wa Innaa-Illeyhi Raajicuun.

Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani.

Muj.Boobe Yuusuf Ducaale.




 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


...........
 
> ------ Online