Share with your friends via email

Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Booqday Qaxootiga Yeman Ee Magaalada Bossasso

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Somaliya Peter de Clercq iyo xubno ka tirsan xafiiska Qaramada midoobay ee Somalia ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Boosaaso, iyagoo booqday xarumaha qaxootiga kasoo cararay dagaalada dalka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip