[DAAWO:-]”Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Lee Yahay Xisbi na Xisbi Ma Boobi Karo.”.Murashaxa Madaxweynaha WADDANI

[DAAWO:-]”Haddii ay Jirto Cid Ku Riyootay Doorashadaa La Boobayaa, Waxa Aan Lee Yahay Xisbi na Xisbi Ma Boobi Karo.”.Murashaxa Madaxweynaha WADDANI

Hargeysa(HGN):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa khudbad qiimo badan ka jeediyey xafladdii furitaanka qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta ee gobalka Togdheer, waxaana uu kaga hadlay arrimo badan oo aad muhiim ah oo ay ugu horreeyaan hadalo muddooyinkii dambe si aada u soo noq noqonaayey oo sheegayey in la boobayo Doorashada isaga oo si cad u sheegay in aan xisbi na xisbi boobi karin.

DAAWO, Khudbaddaa Cirro Jeediyey

Leave a Reply

*