OGEYSIIS Muhiim ah: Shirweynaha xisbiga waddani Ee USA Minneapolis Minnesota jul, 1

 

Anigoo ah Xoghayaha Warfaafinta Waddani USA Yuusuf Diiriye waxaan idin ogeysiinayaa in Jul, 15, 2017. Minneapolis Minnesota uu ka dhici doono shir siyaasiya oo uu hore u iclaamiyey Guddoomiye Maxamed Aadan Tarabbi. Waa shir xisniga ku muhiim ah. Waxaannu ka codsanayaa taageerayaasha waddani ee USA iyo Minnesota inay ka soo qayb galaan.

Xogahaya Warfaafinta USA
Yuusuf Diiriye

Leave a Reply

*