War deg deg ah : Farmaajo oo Hambalyo u diray Guusha Uhuru Kenyatta

War deg deg ah : Farmaajo oo Hambalyo u diray Guusha Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Somalia Mudane  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo mar labaad dib loo doortay.

Madaxwyenaha ayaa yiri “Madaxweyne Kenyatta ma aha saaxiib qura, balse waa hoggaamiye dadaal badan oo dareen horumarineed leh. Waan ugu hambalyeynayaa guushiisa.”

Madaxwyene Farmaajo waxa uu kalsooni weyn ku qabaa in dib u doorashada Madaxweyne Kenyatta ay sii xoojineyso xiriirka wanaagsan ee haatan ka dhaxeeya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya. halkan Hoose Ka Akhriso Qoraalka madaxwaynaha somalia Farmaajo uu ku baahiyay Bartiisa Facebook

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo dib loo doortay.Madaxweyne Kenyatta ma aha…

Geplaatst door Mohamed Abdullahi Farmaajo op vrijdag 11 augustus 2017

Leave a Reply

*